Sidee khatar u tahay COVID-19? In kasta oo dadka intooda badan COVID-19 uu u keeno jirro fudud oo keliya, waxay dadka qaar ku keeni kartaa aad u bukooto. Marar dhif ah, cudurku wuxuu noqon karaa mid dilaa ah. Dadka da'da ah, iyo kuwa hore u lahaa xaalado caafimaad (sida dhiig-karka, dhibaatooyinka wadnaha ama sonkorowga) waxay u muuqdaan inay ...
Sii akhri